Allbanaadir.com
NEWS

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo la heshiiyay Senator Saalax Axmed kana laabtay go’aankii hore

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo Ra’iisul wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo heshiis wada jir ah ka gaadhay arrinta ku saabsan go’aanka maamul ee tirsigiisu yahay: Tix: GAS/B-11/17/24 kuna taariikhsan 12 Oktoobar 2024.

Wadahadallo ay yeesheen guddoomiye Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo Ra’isul Wasaare Kuxigeenka dalka ayaa ugu dambeyn lagu xaliyay khilaafkii taagnaa iyo laalidii kursiga Aqalka Sare uu ku fadhiyay Saalax Axmed Jaamac.

Related posts

Ra’isul Wasaare Kheyre oo Munaasabad soo dhaweyn ah loo sameeyay (Daawo Sawirada)

Cabdi Cade

(Sawirro) Mahad Salaad oo mar kale ka mid noqday Xildhibanada Golaha shacabka

Caydiid Ali

Caqabado hor taagan Caleemo Saarka Madaxweynaha cusub ee maamulka Galmudug

Cabdi Cade
Taboola Ads ---