Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa magacaabay garsoorayaasha iyo xeer-Ilaaliyayaasha maxkamadda Racfaanka iyo Maxkamadaha degmooyinka gobolka Gedo.
Wareegtada uu soo saaray Madaxweynaha Jubbaland ayuu ku magacaaby guddoomiyaha maxkamadda racfaanka ee gobolka Gedo , iyo sidoo kale guddoomiyaasha degmooyinka kala duwan ee ka kooban tahay gobolka Gedo.
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com