Allbanaadir.com
NEWS

Shuruudaha laga rabo shirkadaha Diyaaradaha ee adeegga Xajka oo lasoo bandhigay

Guddiga Tartansiinta daneeyayaasha adeegyada Xajka ee Wasaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ayaa kordhiyey mudada qabashada araajida tartanka Shirkadaha diyaaradaha ee daabulka Xujayda Soomaaliyeed 1446/2025.

Qoraal kasoo baxay guddiga ayaa lagu shaaciyay shuruudaha laga rabo shirkadaha sannadkan u tartamaya u adeegidda xujeyda Soomaaliyeed, waxaana shuruudaha qaar ku jira kuwa adag oo shirkadaha tartanka doonayay qaarkood aysan kasoo bixi karin.

Related posts

James Swan oo si rasmi loogu magacaabay Wakiilka QM ee Soomaaliya iyo madaxa UNTMIS

Cabdi Cade

Deeq ka timid Imaaraadka oo soo gaaray magaalada Boosaaso (Sawirro)

Cabdi Cade

Maxkamadda ICJ oo go’aan ka gaartay dacwad Qatar ka gudbisay UAE (Video)

Caydiid Ali
Taboola Ads ---