Allbanaadir.com
NEWS

Fidan oo mar kale la kulmay dhigiisa Somalia & Itoobiya

Wasiirka Arrimaha Dibadda Turkiga, Hakan Fidan, ayaa Magaalada New York kula kulmay Wasiirada Arrimaha Dibadda Itoobiya Taye Atske Selassie, iyo Somaliya Axmed Macalin Fiqi.

Hakan Fidan ayaa labada Wasiir kala hadlay sidii loo ambaqaadi lahaa wadahadalka lagu soo afjarayo khilaafka labada dal.

Turkiga ayaa sheegay inay sii wadi doonaan dadaallada ay ku dhexdhexaadinayaan Itoobiya iyo Soomaaliya, si looga gudbo ismari waaga ka dhashay heshiiskii Addis Ababa ay kula saxiixdeen maamulka gooni isu taagga ah ee Somaliland.

“Hannaanka Ankara wuu sii socdaa, waxaana go’aansannay inaan ka shaqeyno sidii loo heli lahaa xal dheellitiran, macquul ah oo labada dhinacba faa’iido u leh si loo yareeyo xiisadaha jira,” ayay tiri Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee

Related posts

Dowlada federaalka Somalia oo tacsi u dirtay shacabka iyo dowlada Faransiiska (Akhriso)

Caydiid Ali

Diyaarad uu lahaa Milkiilaha kooxda Leicester City oo bur burtay (Daawo Sawirada)

Cabdi Cade

Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo ka shifay shirar hoose oo ka socda Madaxtooyada Soomaaliya

Cabdi Cade