Guddiga adeegga Xajka ayaa caawa ku dhawaaqay in sanadkaan aan la qaban karin tartankii sanadlaha ahaa ee shirkadaha adeegga Xajka.
Go’aankan ayaa yimid ka dib markii Wasiirka Awqaafta iyo arrimaha Diinta XFS Mukhtaar Roobow Cali uu maanta kormeeray guddiga adeegga Xajka. isagoo ka dhageystay warbixin la xiriirta halka ay marayaan howlihii loo igmaday.
HOOS KA AKHRISO QORAALKA GUDDIGA