Somaliland, ayaa walaac ka muujisay hubka culus ee ay dawladda Masar siisay Soomaliya kaasoo haatan ka degaya magaalada Muqdisho.
War saxaafadeed ka soo baxay Wasaarada arrimaha dibeda ee Somaliland ayaa lagu sheegay in hubkan uu curyaaminayo xasiloonida mandaqada ee markii horeba ay dhibaatadu ka taagnayd.
HOOS KA AKHRISO QORAALKA WASAARADA