Allbanaadir.com
NEWS

Ciidanka DF oo howlgal ku soo qabtay Cali Geelle oo ka tirsanaa

Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa deegaanka oo iskaashanaya ayaa gacanta ku soo dhigay horjooge lagu magacaabo Cali Geelle oo ka tirsanaa Al shabaab

Ninkan ayaa la soo qabtay kadib howlgal qorsheysan ay xalay ka fuliyeen degmada Galhareeri ee gobolka Galgaduud.

Sarkaalkan gacanta lagu dhigay ayaa kooxda al shabaab u qaabilsanaa baadda hantida shacabka iyo askareynta carruurta sida ay hadalak u dhigeen saraakiisha ciidamada.

Waxaa intii uu howlgalka socday sidoo kale Ciidanka gacanta ku dhigeen gaari noociisu yahay Suzuki , Qori AK-47 iyo caag rasaas ah oo halka uu sarkaalkan ku  sugnaalaga helay.

Related posts

(Daawo Sawirro) Qarax gaari laga soo buuxiyey oo ka dhacay Magaalada Alexandria

Caydiid Ali

Axmed Madoobe oo kormeeray degaano uu ku fatahay Webiga Jubba (Sawirro)

Caydiid Ali

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhambaal hambalyo ah u diray Madaxweynaha Jabuuti

Cabdi Cade
Taboola Ads ---