Allbanaadir.com
NEWS

Puntland oo War ka soo saartay amniga garoonka Boosaaso

Wasaarada Duulista hawada iyo garoomada ee Puntland ayaa sheegtay ineysan wax amni daro ah ka jirin garoonka dayuuradaha magaalada Boosaaso.

Qoraal ka soo baxay Wasaarada ayaa been ku tillmaamay warar saacadihii la soo dhaafay la faafiyey oo sheegayey in garoonka Boosaaso ay ka jirto amni daro, iyagoo sheegay in garoonka ay maanta soo caga dhigteen dhowr duulimaad oo dibeda ka yimid ayna xaaladiisa tahay mid caadi ah.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA WASAARADA

Related posts

Al Shabaab oo weerar ku qaaday Kenya Xilli maanta doorasho Madaxweyne ka bilaabatay

Cabdi Cade

Golaha Wasiirada DF oo kulan xasaasi ah iskugu yimid (Sawirro)

Caydiid Ali

Qaramada Midoobay oo War kasoo saartay Weerarkii lagu qaaday Hotelka Xayaat

Cabdi Cade
Taboola Ads ---