Allbanaadir.com
NEWS

DF oo beri fasaxday Shaqaalaha rayidka ah (Sababta)

Dowlada Somalia ayaa fasaxday maalinta beri ah shaqaalaha rayidka ah ee ka howlgala xarumaha Wasaaradaha iyo heyadaha kale oo la xiriira xili maalinta beri ah ay ku beegan tahay 12ka bisha Mowliid oo ku aadan maalintii uu dhashay Nebigeena Muxamad NNKH.

“Wasaaradda Shaqada & Arrimha Bulshada waxey ku wargelineysaa “Fasaxa Maalinta Dhalashada Nabigeena Suuban (SCW)”. Maalinta Axada ah taariikhduna ay ku beegan tahay 12-ka Mowliid 1446-ta Hijriyada, kuna aadan Tr. 15/09/2024 waxaa FASAX ah dhammaan shaqaalaha Soomaaliyeed, si loo weyneeyo maalinta Dhalashadii Nabigeena Suuban NNKH” ayaa  lagu yiri qoraal ka soo baxay wasaarada shaqada arrimaha bulshada.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA FASAXA

Related posts

Shacab weeraray TV Yahya Sinwar ku tilmaamay argagaxiso

Caydiid Ali

Dal Afrikaan ah oo dhaqaale lagula dagaalamo Coronavirus ugu deeqay China

Caydiid Ali

Taliyaha ciidanka Dhulka oo furumaha ee dagaal u tagay abaabul dagaal oo…

Cabdi Cade
Taboola Ads ---