Allbanaadir.com
NEWS

Muxuu Xassan Shiikh kala hadlay dhigiisa Abdelmajid Teboune?

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta khadka taleefanka kula hadlay Madaxweynaha Aljeeriya, Mudane Cabdulmajiid Tabbuun

Waxaa uu ugu hambalyeeyey dib-u-doorashadiisa markii labaad

Labada Madaxweyne ayaa hoosta ka xarriiqay muhiimadda ay leedahay xoojinta xiriirka laba geesoodka ah iyo iskaashiga labada dal.

Madaxweynaha xilka haya ee Aljeeriya, Abdelmadjid Tebboune ayaa mar kale loo doortay xilka madaxweynaha , markii uu helay codadkii la dhiibtay 94.7 cod.

 

Related posts

Saraakiil iyo dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab oo lagu dilay duqeyn ka dhacday..

Caydiid Ali

Madaxweynaha Galmudug oo magacaabay Guddi cusub iyo shaqadooda oo la shaaciyay

Cabdi Cade

Ciidanka dowladda oo Weerar gaadmo ah ku dilay 60 dagaalyahan oo katirsan Al Shabaab

Cabdi Cade
Taboola Ads ---