Allbanaadir.com
NEWS

Cabasho xooggan oo laga soo gudbiyay wasiir katirsan XFS

War-murtiyeed ay si wadajir ah usoo saareen Wasaaradaha Caafimaadka dowlad goboleedyada dalka ka jira iyo maamulka gobolka Banaadir ayaa cabasho xooggan looga muujiyay Wasiirka  Wasaaradda Caafimaadka dowladda Federaalka Soomaaliya.

Wasaaradaha Caafimaadka dowlad goboleedyada iyo maamulka gobolka Banaadir ayaa war-murtiyeedka ay soo saareen  lagu sheegay in Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya caqabad ku noqotay dhammaan mashaariicdii caafimaadka ee ka socday dalka.

War- murtiyeedka  ayaa sidoo kale ku eedeeyay Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya  in uu awaamiir cad u diray Hay’adaha, kuwaasi oo ku saabsan in ay joojiyaan la-shaqaynta dowlad goboleedyada dalka.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Dowladda Somalia oo hal maalin fasaxday Shaqaalaha rayidka ah (Sababta)

Caydiid Ali

Cali Guudlaawe & Shiikh Shariif oo soo xiray Shirkii degaanka Burka Diirimeed (Sawirro)

Caydiid Ali

Liiska Xubnihii kusoo baxay doorashadii ka dhacday Puntland oo la shaaciyay

Cabdi Cade
Taboola Ads ---