Allbanaadir.com
NEWS

Shariif oo dhaliilay qaabka DF u wajaheyso ka hortaga Itoobiya

Madaxwaynihii hore ee Somalia Shariif Sheekh Axmed ayaa dhaliilay sida DF ula tacaaleyso ka hortaga damaca Itoobiya ku dooneyso dhul iyo bad Soomaaliyeed.

“Waxaan ugu baaqayaa madaxda dowladdu inay wax ku eegaan indho qaran ee aysan kusoo hoos noqon wax kala dhantaalaya awoodda dadka. Marka la joogo difaaca dalka waa inay meesha ka baxdaa kana igasoo hor-jeeda iyo kanaan isku koox nahay. Madaxda Qaranku waa inay la vimaadaan aragtidii la isugu wadi lahaa shacabka loogana gudbi lahaa isu adeegsiga awoodda dowladeed” ayuu yiri shariif oo soo saaray qoraalka hoose:-

Related posts

Dad loo xirxiray qarax dhimasho & dhaawac geystay oo ka dhacay Kismaayo

Caydiid Ali

Maxay Somalia ku soo bandhigtay Madasha Understanding Risk Global? (Sawirro)

Caydiid Ali

Ra’isul Wasaare Mustafa al-Kadhimi oo ka bad baaday weerar halis ah oo lagu dili rabay

Cabdi Cade
Taboola Ads ---