Warsaxaafadeed ka soo baxay Golaha wakiilada Somaliland ayaa sharci daro ku tilmaamay xariga Xildhibaan Maxamed Abiib.
Xildhibaanka ayaa maanta laga qabtay Garoonka diyaaradaha Hargaysa waxaa uu Iminka ku xiran yahay xabsiga Mandheera sida ku xusan war saxaafadeedka Golaha wakiilada.
Xildhibaan Abiib ayaa mudooyinkan si weyn u dhaliilayey Maamulka Muuse Biixi oo uu hawada u marinayey ereyo kulul.
HOOS KA AKHRISO WAR SAXAAFADEEDKA