Allbanaadir.com
NEWS

Booliska Muqdisho oo qabtay rag hubeysan oo lagu eedeeyey..

Ciidanka Booliska gobolka Banaadir ayaa soo qabtay sadex oo burcad ah kuwaasoo mid ka mid ah uu ku lebisan yahay dareeska ciidamada amaanka.

“Howlgal ay Sameeyeen Ciidanka Qeybta Guud ee Boliiska Gobolka Banaadir Gaar ahaan  Saldhigga Boliiska Degmada  Dharkeynley ayaa lagu soo qabtey sadaxda eedeysane oo dhac u geystay muwaadiniin  degan Degmada Dherkeynley” ayaa lagu yiri war kooban oo ka soo baxay Booliska.

Soo qabashada raggan ayaa timid markii baraha bushada lagu baahiyey muuqaal laga duubay oo cadeynaya iyagoo dhac iyo baarasho kula kacaya dad la socday mooto bajaaj ay ku qabteen meel xaafad ah.

“Muwaadin hadii aad la kulantao falal ammniga liddi ku ah la soo xariis xafiiska Gurmad ee Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed 991” ayaa lagu soo xiray qoraalka Booliska.

Related posts

Ra’isul Wasaare Xamse Barre oo maanta kormeer shaqo sameeyay (Sawirro)

Cabdi Cade

Shir dowlada Somalia & Maamul goboleedyada uga socday Garowe oo War murtiyeed laga soo saaray (Daawo Sawirro)

Caydiid Ali

(Sawirro) Wasiir ka tirsan Dowlada Somalia oo booqday dhaawacyada ciidanka SSC

Caydiid Ali
Taboola Ads ---