Allbanaadir.com
NEWS

Madaxweyne Guudlaawe oo gaaray Burka Diirimeed iyo Sheekh Shariif oo ….

Madaxweynaha maanulka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen iyo masuuliyiin la socota ayaa maanta gaaray deegaanka Burka Diirimeed oo ay ka socoto shirweynaha nabadeynta beelaha Gobolka Shabeellaha Dhexe.

Madaxweyne Cali Guudlaawe waxaa gogosha nabadeynta kusoo dhaweeyay Madaxweynihii hore ee dalka Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed, Imaam Daahir Imaam Maxamuud, Ugaas Maxamuud Cali Ugaas, Waxgarad iyo Masuuliyiin kala duwan.

-Deegaankan uu tagay Madaxweynaha Hirshabelle , ayaa waxaa fidsan gogol nabadeed oo xal looga gaarayo colaad soo noqnoqotay oo u dhaxeeya beelo wada dega deegaano kuyaalla gobolka Shabeelaha Dhaxe.

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa dedaal iyo waqti badan ku bixiyay sidii xal looga gaari lahaa colaada soo noq noqoray ee u dhaxeeya beelo walaalo ah oo wada dega gobolka.

Related posts

Golaha Wasiirrada Somaliland oo go’aan la xiriira doorashada shaaciyay

Cabdi Cade

Carro xooggan oo ka dhalatay dil Gabar Soomaaliyeed loogu geestay magaalada Saskatoon

Cabdi Cade

Wasiiro ka tirsan UK oo iscasilay iyo xaalad adag oo soo wajahday RW Boris Johnson

Caydiid Ali
Taboola Ads ---