Allbanaadir.com
NEWS

Farmaajo oo ka digay talaabo ay qaaday dowlada Somalia

Madaxweynihii hore ee Somalia Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa caawa soo saaray qoraal uu kaga digayo DF talaabada ay shirkad laga leeyahay imaaraadka ugu wareejisay qabashada dhaqaalaha ka soo xerooda dayuuradaha isticmaala hawada Somalia.

“Gacan ku haynta maamulka hawadu waa arrin taabanaya amniga Qaranka iyo madaxbannaanida dalkeenna, damaca haatan socoda ee Imaaraadka Carabta loogu wareejinayona waxa uu dib u celinayaa dadaallada naf hurka ahaa ee dib u dhiska dowladnimada Soomaaliyeed” ayuu yiri farmaajo oo qoraalkiisa ku bilaabay sidatan hoose:-

Related posts

Weerar dad lagu dilay laguna gubay Gaadiid Raashin waday oo ka dhacay Hiiraan

Cabdi Cade

Xuutiyiinta oo weeraray markab ku soo jeeday Somalia

Caydiid Ali

Cali Guudlaawe oo si kulul uga hadlay dilka Nabadoon Cabdi Xuseen Colow

Caydiid Ali
Taboola Ads ---