Allbanaadir.com
NEWS

Askari ku kacay fal ka dhan ah amniga oo Muqdisho lagu xiray

Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed gaar ahaan Saldhigga Boliiska Dharkeynley ayaa soo xiray askari ka tirsan Ciidanka Boliiska oo u gafay muwaadiniin Soomaaliyeed.

Askarigan ayaa la soo dhigay baraha bulshada Muuqaal muujinaya isagoo qori ku eryanaya koox dhalinyaro ah xaafad ka tirsan magaalada Muqdisho

“Waxaa la horgeyn doonaa Maxkamadda awooda u leh” ayaa lagu yiri qoraal ka soo baxay taliska booliska gobolka banaadir

“Muwaadin hadii aad la kulanto falal ammaanka liddi ku ah la soo xariir xafiiska gurmad ee Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ee 991 amma banadir@police.gov.so” ayaa lagu soo xiray qoraalka booliska

Related posts

Mareykanka oo mar kale Lacag badan dul dhigay madaxa Hoggaamiyaha Al Shabaab

Cabdi Cade

Muxuu yahay sharciga cusub ee uu saxiixay Madaxweyne Xassan Sheekh? (Sawirro)

Caydiid Ali

Madaxweyne Qoor Qoor oo Shaaciyay in rag ajaaniib ah lagu dilay dagaalkii Baxdo

Cabdi Cade
Taboola Ads ---