Allbanaadir.com
NEWS

Maamulka SSC oo si kulul uga hadlay talaabo uu qaaday Muuse Biixi

Maamulka SSC Khaatumo ayaa si kulul uga hadlay safarka Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi uu maalmihii la soo dhaafay ku marayay degaano katirsan Gobolada Sool Sanaag.

Muuse Biixi  ayaa booqday jiidaha kala qeybiya ciidamada Somaliland iyo kuwa SSC ee gobolada Sool iyo Sanaag gaar ahaan degaanada Oog, iyo meel u dhexeysa Qorilugud iyo Buuhoodle, isagoo la hadlay ciidamadiisa goobahaas ku sugan.

War-saxaafadeed kasoo baxay Maamulka SSC Khaatuma ayaa Waxaa lagu sheegay in safarkaasi uu yahay mid Madaxweyne Muuse Biixi doonayo inuu colaad horleh uga huriyo Gobolada Sool iyo Sanaag, isla markaana ay la socdaan dhaqdhaqaaqiisa.

HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA

Related posts

Salman Rushdie oo toorey si xun loogu dhaawacay xilli uu masrax Hadal ka jeedinayay (Sawirro)

Cabdi Cade

Dowlada oo War kasoo saartay Xaaladda Deegaannada uu ku fatahay wabiga Jubba

Cabdi Cade

Madaxweyne Erdogan oo Shaaca ka qaaday hadal Niyad jab ku abuuray Finland iyo Sweden

Cabdi Cade
Taboola Ads ---