Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa digreeto ku magacaabay Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada Galmudug iyo Wasiir ku Xigeenka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Galmudug
Waxaa sidoo kale xilalka laga qaaday labadii wasiir ee xilalkan ku magacownaa, sababtana lama sheegin.
HOOS KA AKHRISO WAREEGTADA.