Allbanaadir.com
NEWSWORLD NEWS

Konton ku dhimatay & boqolaal lagu la’yahay Musiibo ka socota gobolka California (Sawirro)

Sida ay masuuliyiintu sheegeen Waxaa sare u sii kacday dadka ku dhintay dab ka kacaya gobolka California ee dalka Maraykanka iyadoo gaartay 48 ruux, in ka badan 200 kalena wali la la’yahay.

Lix ruux oo dheeri ah ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen waqooyiga gobolka iyada oo dadka aagaas ku dhintay ka dhigaysa 29 ruux.

Dabku wuxuu la waxyeelo noqday midkii u darnaa ee California 1933 kaas oo ku dhuftay Los Angeles.

Dhanka koonfureedna dabku dad ayuu ku laayay wuxuuna gubay goobo loo tamashle tago oo ay ka mid tahay Malibu.

Dad lagu qiyaasay 250,000 ayaa lagu qasbay in ay isaga tagaan guryahooda si ay dababka waawayn uga badbaadaan.

Governatooraha gobolka California Jerry Brown ayaa Madaxweyne Trump ka dalbaday inuu ku dhawaaqo inay masiibo wayn jirto, arrintaas ayaana u sahli karta dhaqaale degdeg ah oo dawladda dhexe soo fasaxdo si xaaladda wax loogaga qabto.

Dalabkan ayaa imaanaya maalin uun ka dib markii uu madaxweynuhu ku goodiyay inuu dhaqaalaha ka jari doono gobolka California, isagoo dabka ku eedeeyay wax uu ku tilmaamay qaab xun oo loo maareeyo Kaymaha gobolkaas.

A woman reacts as the Woolsey Fire burns in Malibu, November 9. REUTERS/Eric Thayer

A destroyed home is seen as the Woolsey Fire continues to burn in Malibu, November 10. REUTERS/Eric Thayer
The Woolsey Fire burns in Malibu, November 9. REUTERS/Eric Thayer
Firefighters battle the Woolsey Fire in Malibu, November 9.
REUTERS/Eric Thayer
The Woolsey Fire burns in Malibu, November 9.
REUTERS/Eric Thayer
A man throws dirt at the fire after losing water pressure while fighting to save his home as the Woolsey Fire burns in Malibu, November 9. REUTERS/Eric Thayer
A home burns during a wildfire that claimed dozens of homes in Thousand Oaks, November 9. REUTERS/Eric Thayer
A structure is seen engulfed in flames during the Camp Fire in Paradise, November 8. REUTERS/Stephen Lam
An used car dealership is seen engulfed in flames during the Camp Fire in Paradise, November 8. REUTERS/Stephen Lam
A home is engulfed in flames during the Woolsey Fire in Malibu, November 9. REUTERS/Gene Blevins

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

Ra’isul Wasaaraha UK oon ka qeyb gali doonin aaska amiir Philip iyo Sababta keentay

Cabdi Cade

Ra’isul Wasaare Rooble oo la kulmay Taliyaasha Ciidamada Qalabka sida (Daawo Sawirada)

Cabdi Cade

Qoyska Marxuum Luul C/casiis oo War cusub soo saaray, kuna dhawaaqay in la aasayo

Caydiid Ali
Taboola Ads ---