Ganacsatada Gobolka Banaadir ayaa ku dhawaaqay in laga bilaabo maalinta berri ah oo ku beegan 18 Agosto inay albaabada isugu laabayaan dhammaan ganacsiga Suuqyada ku yaal magaalada Muqdisho, illaa xal waara looga helayo cabashada ganacsatada.
Shaqo joojintan ayaa timid kaddib markii Wasaaradda Maaliyadda ay soo rogtay canshuuraha iibka loo yaqaan VAT oo laga qaadayo Merchant oo ah akoonada ganacsiga.
HOOS KA AKHRISO QORAALKA GANACSATADA