Allbanaadir.com
NEWS

Ukraine oo loo gacan geliyey dayuuradaha F-16

Madaxweynaha Ukraine , Volodymyr Zelensky ayaa markii u horreysay maanta shaaciyay in dufcadii u horeysay ee diyaaradaha dagaalka ee F-16 ay soo gaareen Ukraine.

Dayuuradahan oo ah kuwo casri ah ayaa waxaa ku taageeray Ukraine dalalka reer galbeedka, iyadoo Ukraine ay muddo dedaal uguy jirtay

Ruushka ayaa ku gacan sarreeya weerarrada cirka ee duulaanka uu ku qaaday Ukraine, balse helitaanka ciidanka Ukraine diyaaradaha F-16 ayaa loo arkaa iney waji kale u yeelayso dagaalka muddada ku dhow saddexda sanno socda

Ruushka ayaa horey uga digay haddii weerarrada F-16 ay khasaare gaarsiiyaan dhulkiisa inay bartilmaameed noqon doonaan waddamada ku wareejiyay ciidanka Ukraine diyaaradahan.

Dibadbax ballaaran oo looga soo horjeedo weerarkii ay al shabaab ku xasuuqday dad shacab ah oo ku caweynayay xeebta liido ayaa maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho.

Related posts

Rooble iyo Madaxda maamulada Puntland & Jubbaland oo kulmaya iyo Beesha Caalamka oo..

Cabdi Cade

Amiir Tamim Bin Hamad oo Saxiixay Labo Heshiis ay horey u gaareen Somalia iyo Qadar

Cabdi Cade

C/Xakiin Camey oo Daruufo jira owgeed uga laabtay Dacwad uu ka gudbiyay Madaxweyne Gaas

Cabdi Cade
Taboola Ads ---