Dawladda Soomaaliya ayaa ka tacsiyeeysay dilka hoggaamiyihii siyaasadda Xamaas, Allaha u naxariisto Ismaaciil Haniyeh oo saacadihii hore ee maanta ka dhacay magaalada Tehran ee caasimadda Iran
War saxaafadeed ay baahisay Wasaaradda Arrimaha dibadda Soomaaliya lagu sheegay dilkaasii inuu ahaa xad-gudub iyo mid ka dhan ah sharciga caalamiga ah, halka ay walaac ka muujisay, xiisadda sii kordhaysa ee bariga dhexe , waxayna soo jeedisay dawladda si deg deg ah in loo joojiyo dagaalka Qasa.
HOOS KA AKHRISO WAR SAXAAFADEEDKA OO AF CARABI KU QORAN