Allbanaadir.com
NEWS

Xog Ururin: Yaa codad badan Trump & Kamala Haris?

Shabakadda CBS, ee Mareykanka ayaa soo bandhigtay xog aruurin ay ku sameysay, dhallinyarada, madowga iyo haweenka Mareykanka cidda ay codkooda siinayaan Trump iyo Kamala Harris;

Haweenka Mareykanka;

  • Kamala Harris 52%
  • Trump 47%

Dadka madow ee Mareykanka;

  • Kamala Harris 76%
  • Trump 21%

Codbixiyayaasha da’doodu u dhaxayso 18-29 sanno;

  • Kamala Harris 62%
  • Trump 37%

Wakaaladda wararka ee Reuters, ayaa dhankeeda

soo bandhigtay xog aruurin guud oo ay ka soo qabatay cod bixiyaasha Mareykanka;

  • Kamala Harris 44%
  • Trump 42%

Ra’yi ururintu maaha inay ka tarjumayso codka rasmiga ah, kaliya tani waxay fursad u siisa ololayaasha inay ku soo jiifaan taageerrayaasha , marka ay warbaahinta ka arkayaan inay ku horreeyaan ra’yi aruurinta dadweynaha.  Waxaa kalo ay musharrixiina ka arkaan meelaha ay ku wanaagsanyihiin iyo halka ay tahay inay dib u toosiyaan , si ay natiijo dhab ah oo guul ah u gaaraan.

Related posts

Madaxweyne Farmaajo oo soo saaray Fariin Hambalyo ah oo ku aadan 21ka November

Cabdi Cade

Madaxweyne Xaaf oo ugu baaqay Reer Cadaado in ay iska soo eryaan Cali Gacal iyo Carabey

Cabdi Cade

Ciidamo cusub oo Milatari ah oo la geeyay Degmo Al Shabaab Go’doomiyeen (Sawirro)

Cabdi Cade
Taboola Ads ---