Allbanaadir.com
NEWS

Ma doonaysaa in ilmahaagu barto qoraalka iyo akhriska Af Soomaaliga?

Dugsiga Amiin Quran Online oo hore looga bartay waxbarasho tayo leh, waxa uu ugu bishaaraynayaa dhammaan waalidiinta soomaliyed, gaar ahaan waalidinta ku nool qurbaha in uu kuusoo kordhiyay kooras lagu baranayo Qoraalka iyo akhriska Af Soomaaliga  kooraskan oo socon doona muddo kooban, loona dhigi doono hab casri ah.

La xiriir maamulka dugsiga:
WhatsApp: +252634484123
WhatsApp: +252638888977
Website: https://amiinquranonline.com/

Koorsooyinka kale ee dugsiga lagu barto wax aka mid ah : –

1) Quraanka kariimka ah
2) Higaadda
3) Xadiithka
4) Caqiiqda islaamka
5) Fiqhiga
6) Siirada nabiga صلى الله عليه وسلم
7) Tarbiyadda caruurta
8) Baridda caruurta ( Salaadda iyo axkaamta islaamka)
9) Tafsiirka iyo tajwiidka quraanka

Dugsigu waxa uu kuu diyaariyay:

 Macalimiin rag iyo haweenba leh oo aqoon buuxda iyo khibrad u leh duruusta ay bixinayaan .
 Wakhti kooban oo lagu baranayo akhrinta Quraanka Kariimka ah (Higaadda).

 Manhaj tayo leh oo si fudud ay ardaydu u baranayaan diinta islaamka.
 Duruustu waxay ku baxayan afsoomaali , sido kale waxa jira qayb ku baxda English – to – English oo loogu talo caruurta aan fahmaynin af-somaliga .
 Arday walba waxa loo dhigayaa wakhtiga ugu haboon ee uu rabo inuu class ka qaato .

Hadda la hadal maamulka oo is dinwaangali

WhatsApp: +252634484123
IMO: +252634484123
Telegram: +252634484123
Skype: Amiin Quran Online
Gmail: amiinquranonline@gmail.com

Booqo webiste ka dugsiga :
www.Amiinquranonline.com

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

DAAWO TOOS: Xaflada bandhiga Barnaamijka Siyaasadeed ee Musharax Xasan Cali Khayre oo ka socota Muqdisho

Caydiid Ali

Madaxweyne Shariif Xasan oo galabta tartanka Doorashada ka tanaasulaya iyo Sababta keentay

Cabdi Cade

Alison Blackburne oo soo gaaray Muqdisho lana kulmay Masuul sare

Cabdi Cade
Taboola Ads ---