Allbanaadir.com
NEWS

Madaxweyne Deni oo soo saaray wareegto lagu Magacaabay..

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 14 ee 20-ka Luulyo 2024, kuna saabsan magacaabid Wakiilka Arrimaha Siyaasadda iyo Xiriirka Caalamiga ah.

Madaxweynaha Dowladda Puntland

Markuu arkay:  Dastuurka  Dowladda Puntland Qodobkiisa 80-aad.

Markuu tixgeliyey: Aqoontiisa, kartidiisa iyo waayo-aragnimadiisa shaqo.

Wuxuu xeeriyey:

  1. Waxaa Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad loo magacaabay Wakiilka Arrimaha Siyaasadda iyo Xiriirka Caalamiga ah ee Dowladda Punland.
  2. Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, Wuuna saxiixay.

-DHAMMAAD-

Related posts

C/risaaq Caato oo Mar kale loo magacaabay Xoghayaha Joogtada ah ee Xafiiska RW

Caydiid Ali

Hogaanka Guud ee Xisbiga Kulmiye oo maanta la doortay (Daawo Sawirada)

Cabdi Cade

Dabageed oo u hanjabay Jen. Xuud iyo madaxda dalalka IGAD oo canaantay Uhuru Kenyatta

Caydiid Ali
Taboola Ads ---