Sideed ka mid ah Musharaxiinta u tartamaya xilka Madaxtinimadda Koonfur Galbeed ayaa war ka soo saaray Doorashada Maamulkaasi.
Musharixiinta warka soo saaray oo aysan ku jirin kuwa lagu xanto iney wadato dowlada Federaalka ayaa soo jeediyay in dib loo dhigo doorashadda Madaxtinimadda maamulka Koonfur Galbeed ka dib markii ay sheegeen in dib u dhac uu ku yimid howlihii shaqadda maamulkaas.
Hoos ka akhriso warka ay soo 8da musharax:
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com