Allbanaadir.com
NEWS

Madaxweyne Qoor Qoor oo magacaabis cusub sameeyay

Madaxweynaha maamulka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa magacaabay garsoorayaal iyo xeer ilaaliye ka howl gali doono deegaanno kala duwan oo Galmuudug ka tirsan.

Qoor Qoor ayaana si gaar ah guddoomiyaal ugu magacaabay Maxkmadaha labo deegaan hore oo dhawaan degmooyin rasmi ah laga dhigay , kuwaa oo kala ah degmooyinka Bandiiradley iyo Galinsoor.

Related posts

Maamulka Gobolka Banaadir oo caawa burburiyey Jardiinadii ugu horeysay (Daawo Sawirro)

Caydiid Ali

Ma dhab baa inuu khilaaf soo kala dhex galay Wasiirka Difaaca DF & Taliyaha XDS?

Caydiid Ali

Qaramada Midoobay oo digniin culus ka bixisay musiibo ku soo wajahan caalamka

Caydiid Ali
Taboola Ads ---