Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Ahmed Abdi Kaarie ayaa Digreeto kusoo saaray Dhismaha Hay’adda Waddooyinka Galmudug (Galmudug Highway Authority).
Madaxweynaha ayaa sidoo kale u magacaabay mudane Cismaan Cabdullaahi Nuur inuu noqdo Gudoomiyaha Hay’ada Waddooyinka Galmudug.
HOOS KA AKHRISO WAREEGTADA