Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa qoraal ay soo saartay waxa ay Umadda Soomaaliyeed ugu hambalyeyneysaa Bilashada Sannadda Cusub ee Hijriyada 1446 oo ku beegan maalinta berri ah.
Bilashada sanadda cusub awgeed Wasaaraddu waxa ay ku wargelineysaa dhammaan Shaqaalaha Hay’adaha dowladda iyo shaqaalaha Hay’adaha gaarkaba in ay fasax yihiin maalinta Axada ah ee ku beegan 07-07-2024 / 01-01-1446.
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com