Bankiga Horumarinta Africa ayaa Waraaq uu soo gaarsiiyay Wasiirka Maaliyada Mduane C/raxmaan Ducaale Beyle ku gacan sayray inuu shaqaaleeyo Shaqaale la shegay in ay  qaraabo dhowyihiin Wasiirka.
Sida Ku cad Waraaqda diidamada ah ayaa Wasiirka Maaliyada C/raxmaan Ducaale Beyle Horay ugu Codsaday in shaqaysiiyaan dhalinyaro oo ku sheegay in aya yihiin shaqaalaha dowladda laakin Gadala laga soo ogaadya in shaqaalahaas yihiin Shaqalo si hoose loo soo xulay oo ay qaraabo dhow yihiin Wasiirka
Hadaba waxaa is waydiin Mudan la dagaaalanka Musuq Maasuqa uu sheegay Raâiisul Wasaaraha Dalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa meesha ka baxayso Maadaama Wasiir Kamid ah Wasiiradiisa uu ku dhaqmayo Musuq Maasuq Cad iyo da jeclaysi.
Hadaba Waraaqda loo soo qoray Wasiirka Maaliyada C/raxmaan Ducaale Beyl ee jawaabta ah ayaa u qornayd sida hoos ku Xusan :-
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Nairobi-Kenya
Allbanaadir@live.com