Muxuu Cali Guudlaawe u balan-qaaday shacabka degaanka Kalshaale? (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa galabta booqday deegaanka Kurshaalle oo hoostaga degmada Warsheekh ee Gobalka Shabeellada Dhexe.

Muddadii uu joogay halkaasi waxa uu la kulmay qeybaha bulshada waxaana uu ka dhageystay warbixin la xariirta deegaanka iyo waxyabaaha ay diirrada saareyso Dowladda.

“Halkan waxaan u imid inaan dhageysto aragtidiina, Dowladda Hirshabeelle waxa ka jawaabeysaa soo jeedintiinna sababtoo ah adeegayaashiina ayaa nahay.” ayuu yiri Cali Guudlaawe

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle ayaa u mahadceliyay dhaqanka, masuuliyiinta iyo shacabka maanta ka qeyb qaatay soo dhaweyntam wuxuuna balan qaaday iney wax ka qaban doonaan baahiyaha ka jira degaanka gaar ahaan adeegyada bulshada.

default

default
default

default

- Advertisement -