Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Wasiirka Maaliyada ee Xukuumada Somalia oo eedeymo kulul loo jeediyey (Akhriso)

Qoraal ka soo baxday xafiiska Xisaabiyaha Guud ee Qaranka Faadumo Cusmaan Faarax ayaa eedeyn loogu jeediyay Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Cabdi Raxmaan Ducaale Beyle.

Wasiir Beyle ayaa lagu dhaliilay in xafiiskiisa uu ka socdo qas iyo xadgudub maamulka maaliyadeed ee dalka, iyadoo ka jawaabeysay warqad ka soo baxday Xafiiska Beyle 31 October.

Faadumo Cusmaan Faarax ayaa sheegtay in qoraalka wasiirka ay ka muuqatay handadaad iyo isku day la doonayo in lagu rabaayadeeyo Xafiiska Xisaabiyaha Guud, si uusan u gudan waajibaadkiisa dastuuriga ah.

Hoos ka akhriso Qoraalka Xisaabiyaha Qaranka:-

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

 

Related posts

Dowlada Somalia oo safiir u magacowday Wasiir ku-xigeen ka soo goostay Somaliland

Caydiid Ali

Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlay geerida Maxamed Qanyare Afrax

Cabdi Cade

Qaramada Midoobey oo Warbixin ka soo saartey Dhacadii Bariire

Cabdi Cade
Taboola Ads ---