Allbanaadir.com
NEWS

DF oo War cusub oo ka soo saartay dagaalkii shalay ka dhacay Ceeldheer

Dowlada Somalia oo goor dhoweyd soo saartay War saxaafadeed ayaa sheegtay in ciidanka xoogga dalka ay soo ururiyeen meydad hor leh oo ka tirsanaa Al shabaab kuwaasoo lagu dilay dagaalkii shalay ka dhacay degmada Ceeldheer

“Ciidanka Xoogga Dalka iyo Geesiyaasha Deegaanka oo labadii maalin ee lasoo dhaafay ku hawlanaa baadi goobka haraadiga Khawaarijtii lagu laayay dagaalkii ay ku jabeen ee ka dhacay degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud ayaa helay meydadka ilaa 10 xubnood oo ka tirsanaa Khawaarijtii soo weerartay magaalada waaberigii Sabtidii tagtay” ayaa lagu yiri War saxaafadeed ka soo baxay Wasaarada warfaafinta Xukuumada Somalia.

Ciidamada ayaa sidoo kale gacanta ku dhigay tiro maleeshiyaad ah, intii lagu jiray baadigoobka iyo sifeynta dagaalkii Ceeldheer kadib sida lagu sheegay War saxaafadeedka oo sidan hoose u qornaa:-

Related posts

Faahfaahin: Kulankii Xassan Shiikh & Saraakiisha XDS (Sawirro)

Caydiid Ali

Xukuumada Somalia oo ka hadashay shirka Wada tashiga ee ka socda Garoowe

Caydiid Ali

Yaa ku tartamaya Doorashada Xildhibaanada Gollaha Shacabka ee maanta Jowhar ka dhaceysa

Cabdi Cade
Taboola Ads ---