Wasiirka Arimaha Gudaha ee Hirshabelle ayaa soo saaray Wareegto xilkii looga qaaday duqii degmada Baladweyne.
Duqa magaalada Beled-weyne ee xilka laga qaaday ayaa xafiiska fadhiyey muddo afar bilood ah oo kaliya.
Gudoomiyaha gobolka Hiiraan Yuusuf Dabageed ayaa maalmo ka hor shaqada ka joojiyey Duqa magaalada Beled-weyne ka dib markii uu ku eedeeyey wax isdaba marin.
Waxaa xilka Duqa magaalada Beled-weyne loo Magacaabay Khadar Xasan Afrax sida ku xusan wareegtada oo u qorneyd sidatan:-
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com