Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta ka ambabaxay dalka
Waxay ku sii jeedaan magaalada Seoul ee dalka Koonfurta Kuuriya sida uu sheegay afhayeenka Xukuumada Farxaan Jimcaale
Waxaa uu intaas ku daray in wafdigan ay uga qayb gali doonaan Seol shir madaxeedka Jamhuuriyadda Kuuriya iyo Afrika, oo qabsoomaya 4 – 5 bishan Juun.
HOOS KA DAAWO HADALKA AFHAYEENKA