Gudoonka Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya oo hogaaminayay Sen, Cabdi Xaashi Cabdulaahi oo ah Gudoomiyaha Aqalka sare ee Dalka Soomaaliya ayaa qaraar kasoo saaray Weerarkii dhawaan ciidamo katirsan Milatariga Soomaaliya ku qaadeen Guriga Senatar Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid.
Qaraarka kasoo baxay Aqalka sare ayaa lagu cambaareeyay weerarka waxaana looga codsaday Wasaarada Gaashaandhiga Xukuumada Somaaliya in Maxkamad ku horgeyso ciidamadii io saraakiishii ka dambeeyay weerarka.
Qoraalkaan kasoo Baxay Aqalka sare ayaa Wuxuu u Qornaa Sida hoos ku xusan
Halkan ka Akhriso Qaraarka Aqalka sare soo saaray:
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com