War-murtiyeed ayaa goordhaw laga soo saaray shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee maalmahan magaalada Muqdisho uga socday madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa dowlad goboleedyada.
Shirkan ayaa diirada lagu saaray arrimo ay kamid yihiin sugidda amniga iyo la-dagaalanka Al Shabaab dhameystirka iyo dib u eegiska Dastuurka iyo arrimaha Dastuurka iyo arrimo kale.