Allbanaadir.com
NEWS

(Sawirro) Adan Madoobe iyo wafdi uu horkacayo oo caawa gaaray dalka..

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa safar shaqo ku gaaray magaalada Jabuuti ee caasimada Jamhuuriyadda Jabuuti.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo wafdigiisa ayaa garoonka diyaaradaha ee Ambouli International Airport waxaa ku soo dhoweeyay dhiggiisa dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti Mudane Dileita Mohamed Dileita, iyo xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Jamhuuriyadda Jabuuti, asagoo casuumaad rasmi ah ka helay dhiggiisa dalkaas.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdigiisa ayaa casuumad ka helay dhigiisa dalka Jabuuti.

Related posts

Farmaajo oo Damacsan Qorshe wadanka halis galin kara iyo Mursal oo loo adeegsanayo

Cabdi Cade

Xarunta Baarlamaanka dalka Norwey oo khatar Amni loo xiray iyo baaritaano socda

Cabdi Cade

Haweeney Caan ku aheyd xanaaneynta Maroodiga Kenya oo geeriyootay (Daawo Sawirro)

Cabdi Cade
Taboola Ads ---