War Saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Owqaafta iyo arrimaha Diinta Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, ayaa fariin loogu diray Masaajida dalka kuyaala, Dugsiyada Quraanka iyo xarumaha kale ee diinta lagu barto.
Wasaarada ayaa ku amartay in Masaajida iyo xarumaha kale ee diinta lagu barto in ay iska soo diiwaan galiyaan xarunta Wasaarada Owqaafta iyo arrimaha Diinta ee ku leedahay Muqdisho iyo xarumaha maamul goboleedada dalka.
Halkan ka Akhriso War Saxaafadeedka kasoo baxay Wasaarada Owqaafta
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com