Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka ee DFS, oo digiin adag ka soo saartay waxyeelada Roobab xooggan oo la filayo in seddexda maalmood ee soo socota ay ka da’aan Magaalooyinka Beledweyne, Bu’aale, Garbahaarreey iyo Baydhabo.
HOOS KA AKHRISO QORAALKA HEYADDA