Maamulka Puntland ayaa shaaciyey in de gaanada hoos taga laga mamnuucay telefishanka SBS oo ka mid ah telefishannada ku hadla afka Soomaaliga.
Wareegto ka soo baxday Xafiiska Wasiirka Warfaafinta Puntland Cabdi Xersi Cali ayaa waxaa lagu sheegay in TV-ga SBS uu ku dhaqaaqay falal lidi ku ah amniga, isla markaana dhowr mar ay iska dhega tireen digniino loo diray.
Somaliland ayaa horay uga mamnuucday deegaanadeeda inuu ka hawl-galo isla telefishanka SBS ka dib markii ay u jeedisay eedeymo kala duwan.
Hoos ka akhriso qoraalka Puntland
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com