Allbanaadir.com
NEWS

Galmudug oo Maamul u magacowday mid ka mid degmooyinkii laga saaray Alshabaab

Wasaaradda arrimaha gudaha Maamulka Galmudug ayaa soo magacawday maanta Guddoomiyaha, ku xigeenada iyo xoghayaha Degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud.

Ceeldheer ayaa ka mid ah degmooyinkii ay bilihii la soo dhaafay la wareegeen ciidamada xoogga dalka iyo kuwa degaanka oo iskaashanaya ka dib muddo dheer oo ay gacanta ugu jirtay Al shabaab.

HOOS KA AKHRISO WAREEGTA

Related posts

Ruushka oo shaaciyay go’aan dharbaaxo ku noqday Maamulka Yuhuuda

Caydiid Ali

Dhalinyaro Soomaali ah oo dil iyo dhaawac loogu geystay dalka K/Afrika

Caydiid Ali

Guddoomiyaha cusub ee Golaha Wakiiladda Jubbaland oo la doortay

Cabdi Cade
Taboola Ads ---