Allbanaadir.com
NEWS

Bangiga weyn ee Premier oo Agaasime cusub loo Magacaabay (Akhriso)

Guddiga maamulka sare ee Premier Bank ayaa si rasmi ah ugu magacaabay Dr. Maxamed Geedi Jimcaale agaasimaha cusub ee maamulka Premier Bank.


Tallaabadan ayaa looga golleeyahay la jaanqaadidda horumarka iyo isbeddelada dhaqaale ee dalka ka socda iyo hirgelinta qorshayaasha isku ballaarinta bangiga ee gobolka.

Halkan hoose ka Aqriso War Saxaafadeed ka soo baxay Maamulka Sare ee Bangiga Premier

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Maxkamad amartay in Burcad-baddeed Soomaali ah lagu sii hayo Xabsiga kaddib markii…

Cabdi Cade

Madaxweyne Farmaajo & wafdi uu horkacayo oo goor dhow gaaray Dhuusamareeb (Sawirro)

Caydiid Ali

Dowlada Indonesia oo si kulul u beenisay hadal ka soo yeeray madaxda Israel

Caydiid Ali
Taboola Ads ---