Allbanaadir.com
NEWS

DEG DEG: War Murtiyeed ka soo baxay Shirkii Garowe & Xassan Shiikh oo loo digay

Shirkii looga hadlayey marxladda uu dalku marayo ee Garowe uga socday madaxdii hore ee dalka iyo Madaxweynaha Puntland ayaa la soo gebagebeeyey waxaana laga soo saaray War murtiyeed baaq iyo digniin loogu diray Madaxweyne Xassan Shiikh.

Waxa ka qeybgalay shkirkaas Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni,  Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Mudane Shiikh Shariif Shiikh Axmed, Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor , Guddoomiyaha Golaha Wakillada Dowladda Puntland Mudane Cabdirisaaq Axmed Siciid, Guddoomiye Ku-xigeenka Kowaad ee Golaha Wakillada Dowladda Puntland Mudane Maxamed Baari , Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka iyo Aqalka Sarre ee Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Goleyaasha Dowladda Puntland.

HOOS KA AKHRISO WAR MURTIYEEDKA

 

Related posts

Madaxweyne Deni oo daah-furay Ololaha Qof iyo Fuusto daamur ah (Daawo Sawirro)

Cabdi Cade

Daawo Sawirada: Duqa Muqdisho oo Dhagax dhigay xarunta degmada Yaqshiid

Cabdi Cade

Somaliland oo beesha Caalamka ugu baaqday in ay soo faragaliyaan Tacadiyo Muqdisho loogu …

Cabdi Cade
Taboola Ads ---