Allbanaadir.com
NEWS

Ra’isul Wasaare Xamse Barre oo magacaabay guddiga qaban qaabada Ololaha doorashada ee…

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa magacaabay guddiga qaban-qaabada ololaha doorashada guddiga Midowga Afrika iyo Ergada gaarka ah ee ololaha doorashada guddiga Midowga Afrika.

Guddiga uu magacaabay Ra’isul Wasaare Xamse Barre oo ah kuwa heer wasiir ah ayaa ka shaqeenaya ololaha doorashada guddoomiyaha guddiga Midowfa Afrika oo u sharaxan tahay xildhibaan Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Dayuuradaha dagaalka India oo garaacay gudaha dalka Pakistan (Daawo Sawirro)

Caydiid Ali

Dowlada Soomaaliya oo War kasoo saartay Weerar Khasaaro geestay oo ka dhacay …

Cabdi Cade

Madaxweyne Deni oo Amaro culus kusoo rogay Bangiyada iyo Xawaaladaha Puntland kuyaala

Cabdi Cade
Taboola Ads ---