Allbanaadir.com
NEWS

(Akhriso) Hanti dhowrka guud ee Qaranka oo soo saaray amar ku socda heyadaha DF

Xafiiska Hanti dhowrka guud ee qaranka ayaa amar ku soo rogay dhamaan heyaddaha dowlada Somalia kaasoo sheegaya in dhamaan dakhligaahy qabtaan heyaddaha bulshada siiya adeegyada kala duwan au ku shubaan qasnada dhexe ee dowlada.

“Dakhligu waa halbowlaha nolosha  ee howlgalka, jiritaanka iyo shaqada dowladda, sidaas awgeed si dowladdu u hesho  dakhli ku filan oo ay ku fuliso waajibka ka saaran bixinta iyo fududeynta adeegyada kala duwan ee dadweynuhu uga baahan yahay, dowladda waa in dhammaan Dakhliyada kala duwan ee ay qabtaan hay’adaha dowladdu ay si dhammeystiran u gaaraan Khasnadda dhexe ee dowladda,” ayaa lagu yiri qoraal ka soo baxay xafiiska Hantdhowrka guud ee qaranka.

Related posts

Kooxo hubeesan oo ka dagaalamaya Dhismayaal kuyaala Laamiga Maka Al Mukarama

Cabdi Cade

Al Shabaab oo Xukun dil ah ku fulisay Nin dhowr mar kufsaday Gabar uu dhalay 

Cabdi Cade

Koox hub macmal ah dadka ku dhibaateen jiray oo Muqdisho lagu qabtay (Sawirro)

Cabdi Cade