RW Xamza Cabdi Barre ayaa gebi ahaanba waxba kama jiraan ku tilmaamay heshiis uu dhawaan shirkad turki ah uu lasoo saxiixday Wasiirka Batroolka ee XFS kaasoo dhigayey in shirkadaas ay soo saarto shidaalka ku jira qeybo ka mid ah Somalia.
HOOS KA AKHRISO QORAALKA RW XAMSE