Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo haweenka Soomaaliyeed u diray hambalyo ku aaddan Xuska Maalinta Haweenka Adduunka ee 8da Maarso oo ku beegan maanta.
Xassan Shiikh ayaa bogaadiyay doorka muhiimka ee haweenku ay kaga jiraan bulshada, dhaqaalaha dalka iyo samatabixinta qoyska Soomaaliyeed.
Madaxweynaha ayaa xusay doorkooda taariikhiga ah ee halgankii gobonnimo doonka iyo kaalinta maanta ay ka qaadanayaan dagaalka lagu ciribtirayo al shabaab.
HOOS KA DAAWO HADALKA MADAXWEYNAHA