Madaxaweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa magacaabid iyo isku-shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah golaha Wasiirrada Hirshabeelle.
Wareegto uu soo saaray madaxweynaha Hirshabelle ayuu xilka uga qaaday wasiirro katirsanaa maamulkiisa, waxa uu sidoo kale isbadal ku sameeyay qaar kamid ah wasiirrada maamulkaasi.
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com